Daawo – Goolashi Arsenal ay Kaga Adkatay Stoke

Kulankii Arsenal iyo Stoke ee Premier League waxa uu ku soo dhammaaday 3-0 oo ay guusha ku raacday wiilasha Arsene Wenger.

Waxaa laba ka mida goolasha u saxiixay Gunners Pierre-Emerick Aubameyang halka kan kale uu dhaliyey Lacazette.

 


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.