Lukaku oo Noqday Ciyaryahankii Ugu horeyay ee dhaliya 100 gool oo Priemer League ah

0
148

Romelu Lukaku ayaa dhaliyay goolkiisii 100aad ee Premier League markii Manchester United ay ku soo laabatay kaalinta 2aad iyagoo 2-0 kaga badiyay Swansea sabtidii.

Kooxda Manchester united aya galinki horaba ka faraxalatay Swasea kadib markii daqiiqadi 5 uu gaol ka dhaliyay Lukaku iyado daqiqadii 20 uu dhamaystiray Sanchez.

Dhanka Kale Swansea aya daqiqadi 88 heshay fursada  barbaraha iyado Tammy Abraham oo badal kuso galay uu sameyay laba isku day oo khatara hadana isku dhow balse David De Gea ka badbadiyay labadaba.

Guushan ayaa United ka sacidaysa in ay 2 dhibcod ka saramarto Liverpool oo galabnimadii guul so laabasho ah ka gaartay Crystal Palace.

Romelu Lukaku ayaa noqday ciyaaryahanki 28 iyo Ciyaryahankii ugu horeyay ee Belgium ah iyo Ciyaryahankii 5 ee da’yar ah ee dhaliya 100 gool oo Priemer League ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here