Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Oo Looga Hadlay Qodobo Xasaasi ah

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Kicinta Dakhliga Dawladda iyo Wada-shaqeynta Dawladda iyo Ha’addaha Caalamiga ah.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.