Fanaanka Nimcaan Hilaac oo maantay Gaaray Magaalada Boosaaso

Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa Maantay Gaaray Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari.

Fanaanka ayaa la filayaa inuu bandhig faneedyo ku qabto Magaalada Boosaaso iyo Magaalooyin kale oo kamid ah Puntland.

Socdaalka Fanaanka ayaa noqonaya Markii ugu horaysay oo uu soo gaaro deegaanada Puntland.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.