Daawo- Maxad Ka Xasuusata Weerarkii Mataanaha Dalka Mareykanka

Waxayd Maalin Talado Ah 11 September 2001 waxa dhacay weraro is daba jooga iyado laba diyaradod ay daqiiqado koban gudahood lagu dhuftay labadii dhismo ee xiligasi ugu dhadhera mareykanka ahana mesha laga maamulo suuqa dalka mareykanka .

waa ku dhintay 2,996 qof halka inka badan 6,000 oo qof ay ku dhaawacmeen.

Hoos ka daawo qaabka uu udhacay weerarkasi.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.