DHEGEYSO-Faahfaahin Qarax Maantay Galinkii Dambe Ka Dhacay Muqdisho

Qarax gaari ayaa galabta oo Arbaco ah waxa uu ka dhacay ka dhacay laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho,  sida ay xaqiijiyeen Hay’adaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qaraxan ayaa waxaa gaarigiisa loogu xiray ruux la sheegay inuu gaariga watay, waxaana soo gaaray dhaawac culus, iyada oo daqiiqado kadib loola cararay mid ka mid ah isbitaalada Muqdisho,Gaari Qarxay Ayaa Waxa Uu Ahaa Nuuca Raaxada

mid ka Mid Ah dadka Goob-joga Ahaa ayaa Waxa aan Ka waraysanay Sida Ay Wax u Dhaceen Waxa uuna sheegay in Aysan Jirin Dhimsho Balse Ay jiraan Dhaawacyo Kala Duwan Oo Soo Gaaray raggi Gaariga Saarnaa.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.