Germany vs Brazil , Spain vs Argentina , England vs Italy , iyo Kumada Saxibtinimo ee Qaramada Caalamka

0
133

Qaramada Caalamka ayaa diyaar garow ugu jira dhacda bartamaha sanadkan loo qorsheyay in ay ku qabsoonto Dalka Ruushka kaas oo ay ka qayb qaadan doonan 32 dal oo ka kala socda dhaman qaradaha Aduunkan.

Hadaba waxa jira diyaar garow ay dalalkasi isu tijaabinayan iyago doonaya in xaliyan caqabadaha haysta ka hor world cup ka .

Waxana Asbucyadan Socda Kulamo Saxib tinimo oo ay isku arkayan qaramada caalamka .

Halkan Kaga bogo qaramada maanta ciyaraya iyo saacada ( Soomaaliya ) ay ciyaarayan .

Qaramada: Russia iyo France

Garoonka : Saint Petersburg

Saacada : 6:50 pm XGA

Qaramada: Denmark iyo Chile

Garoonka : Aalborg Portland Park

Saacada: 9:00 pm XGA

 

Qaramada: Masar iyo  Greece

Garoonka: Stadion Letzigrund

Saacada: 9:00 pm

 

Qaramada: Belgium iyo Saudi Arebia

Garoonka: Stade Rio Baudouin

Saacada: 9:45  pm

 

Qaramada : Gemany iyo Brazil

Garoonka : Olympiastadion Berlin

Saacada: 9:45 pm

 

Qaramada: England iyo Italy

Garoonka : Wembley Stadium

Saacada:10:00 pm

 

Qaramada: Spain iyo Argentina

Garoonka: Estadio Wanda Metropolitano

Saacad: 10:30 pm

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here