(Dhegeyso)Wararkii ugu danbeeyey ee muranka xuduudka Balad-xaawo

0
192

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan ayaa gaaray magaalada Baledxaawo ee gobolka Gedo.

Sababta ay u tageen Wasiiradaasi Baledxaawo ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii xal looga gaari lahaa Muranka ka dhashay derbiga ay dowladda Kenya ay ka dhisanayso xadka Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo ka mida Wafdiga gaaray Balad-Xaawo ayaa sheegay in labada dhinac ay ku heshiiyeen in la joojiyo dhismaha islamarkaana labada Madaxweyne ay ka hadli doonaan.

Halkaan ka dhegeyso Waraysiga.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here