Daawo-Odayaasha Dhaqanka Puntland oo ka jawaabay eedayn loo jeediyey

Nabadoon Abshir oo kamid ah Odayaasha dhaqanka ee Puntland ayaa ka jawaabay loo jeediyey odayaasha dhaqanka Puntland.

Kuxigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax oo maantay ka warbixiyey kiisaska kufsi ee sanadkaan ka dhacay Puntland ayaa sheegay in odayaasha dhaqanku ay qayb ka yihiin in kufsigu sii bato.

Xareed ayaa sheegay in odayaashu ay xeerka qabaa.ilka ku dhameeyaan falalka kufsiga iyagoo ninka danbiilaha ku abaal mariya gabadhii uu kufsaday sida uu hadalka u dhigay.

Nabadoon Abshir Caydiid oo arintaas ka jawaabaya ayaa sheegay in shacabku ka aamin bexeen Maxkamadaha sidaas darteed ay ku kaliftay inay u gar dhigtaan Odayaasha isagoona sheegay inay shareecada Islaamka ku xugmiyaan.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.