Tababarihii hore ee kooxda Borussia Dortmund Oo Diiday Inuu Macalin U noqdo Kooxda Arsenal

0
62

Macalinkii hore ee kooxda Borussia Dortmund Thomas Tuchel ayaa iska diiday dalab uga yimid kooxda Arsenal sida ay baahisay Sport Buzweer.

Macalinkii hore ee kooxda Borussia Dortmund ayaa iska diiday inuu kooxda Arsenal ka badalo Arsen Winger waxuuna badalkeeda xiisaynayaa inuu tababare u noqda Kooxda reer France ee PSG.

Kooxda PSG ayaa qorshaynaysa inay xagaaga iska cayriso macalinkeeda Unai Emery oo ku guul daraystay inuu kooxdiisa gaarsiiyo wareega 8 dhamaadka ee Champions Leage,waxaana sidookale Isha ku haysa macalinkaan kooxda Chealse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here