Man City oo dalab £75 ka gudbinaysa Isco

Kooxda Manchester City ayaa qorshaynaysa in xagaaga ay dalab £75 ay ka gudbiso xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Isco.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa horay u diiday ku biiritaanka ee City balse waxaa haatan uu danaynayaa inuu ka hoos shaqeeyo macalin  Pep Guardiola.

Isco oo aan xili ciyaareedkaan Boos joogta ah ka haysan kooxda Real ayaa doonaya inuu xagaaga isaga hayaamo qalcada Santiago Bernabeu sida ay baahisay shabakadda Goal.com.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.