(Dhegeyso)Heerka Fulinta qorshaha horumarinta Puntland oo laga dayriyey

Magaaalada Garoowe ayaa waxaa lagusoo gebegebeeyey shir muddo laba cisho ah kasocday kaasoo ay soo qaban qaabisay dalada PUUNSA, shirkan oo ujeedkiisu ahaa heerka uu marayo qorshaha horu marineed ee Puntland.

waxaana warmurtiyeed kii kasoo baxay warbaahinta u akhriyey Maxamed Daahir Yuusuf Saalim oo xubin ka ah dalada PUUNSA.

Halkaan ka dhegeyso Codka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.