Dhegeyso-Wasaaradda Diinta Soomaaliya oo ku dhawaaqday go,aan ka dhan ah Masaajidda Dalka

Wasiiru dowlaha Wasaarada Diinta iyo Ow qaafta Xukuumada Federalka Soomaaliya  CabdiHakiim Hasan Ibraahim Ashkar ayaa ka warbixiyey saro uu ku tagay dhowr wadan oo Muslim ah.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay inay wadamadaas ay ka wada hadleen arimo badan oo ku saabsan dhanka diinta.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabayaan qorsheyaal ay dib u habayn ugu samaynayaan Masaajida dalka.

Halkaan shirka jaraa,id ee wasiiru dowlaha.

Puntlandonline.net.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.