(Daawo Muuqaal+Sawirro)Guddiga sare ee Warbaahinta Puntland oo lagu dhawaaqay

0
134

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ayaa maantay ku dhawaaqay guddiga sare ee warbaahinta Puntland.

Guddigaan oo lagu ansixiyey xeerka warbaahinta Puntland ayaa ka kooban 7 xubnood oo ka kala yimid Dowladda,MAP,Ururada Bulshada rayidka ah,khabiire saxaafadeed iyo qareenada Puntland.

Guddigaan ayey shaqadoodu noqonaysaa inay kaarka wariyanimada siiyaan Suxufiyiinta,Diinwaan galintooda,sidookalana waxaa uu noqonayaa guddi u dhexeeya warbaahinta iyo dowladda.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here