(Dhegeyso)War shacabku ay ku farxeen oo looga dhawaaqay Qardho

Gudoomiyaha gobolka Kar-Kaar ayaa ka hadlay Dhowr Biyo Xireen oo laga hirgalinayey qaybo kamid ah gobolkaasi kuwaasoo qaarkood ay wasaarada deegaanka ka hirgalinaysay gobolkaasi.

Gudoomiyaha gobolka Kar-Kaar Mudane C/laahi Maxamed Barre ayaa sheegay inay qayb kamid ah Biyo xireenadaasi shaqadoodi la bilaabay halka qaarna wali aan loo dhaqaaqin sida uu sheegay gudoomiyaha.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.