(Dhegeyso)-Marwada Madaxweynaha Puntland oo war culus kaga dhawaaqday Garoowe

Marwada Madaxweynaha Puntland Drs Hodan Siciid Ciise oo maantay ka garoowe kaga qaybgashay shir looga hadlayey tacadiga haweenka ayaa ku baaqday in laga wada shaqeeyo sidii looga hortagi lahaa tacadiga haweenka.

Hodan Siciid Diiriye ayaa sheegtay in haweenku ay yihiin tiir-dhexaadka Ummada loona baahan yahay in la joojiyo tacadiyada ka dhanka ah.

Halkaan ka dhegeyso codka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.