DEG-DEG : Qarax ka dhacay Aaga wasarada Arimaha Dibada Soomaaliya

Qarax xoogan ayaa goordhow ka dhacay bar kantarol oo ay leeyihin ciidanka dowlada soomaaliya ku taal magalada Muqdisho .

Dad aaga qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in halkaasi u ku qarxay Gari ka tirsana gawaridii la barayay ee kantarolka joogtay .

Halka uu garigu ku qarxay ayaan wax fog u jirin wasarada arimaha dibada somaliya.

Qaraxan ayaa kii labad ee dhacaya 5 bari gudahood iyado kan kii ka horeyay uu ka dhacay meel aan ka fogayn Hotel Weheliye .

 

Punlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.