DEG DEG:-Daawo–Maamulka Somaliland oo soo bandhigay ciidamo ka soo goostay puntland

0
245

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Puntland iyo Gaadiid dagaal oo uu watay ayaa Ka goostay Puntland, Isagoo ku biiray Ciidamada Somaliland.

Munaasibad lagu soo dhowaynayayey ayaa waxaa ka hadlay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Somaliland, waxayna sheegeen inuu hada si rasmiya uga mid noqon doono Ciidamada Somaliland, Islamarkaana ay Rajaynayaan Ciidamo kale oo kasoo goosta dhinaca Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here