(Dhegeyso)-Xagee marayaa dhismaha laamiga Garoowe iyo Gaalkacyo

Shirkada gacanta ku haysa dhismaha Waddada laamiga ah ee Gaalkacyo iyo Garoowe ayaa ka hadashay ilaa hada wixii laga qabtay dhismaha Waddadaas.

Gudoomiyaha hay,ada Isxilqaan oo ah shirkada dhisaysa Wadda Mudane Gorod Maxamed Xasan ayaa sheegay in ilaa hada dhismeheeda oo jay,ah lagu guulaystay 27KM.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Bishan dhamaadkeeda lagu bilaabi doono Daamurkii lasaari lahaa Wadda isku xiraysa Gaalkacyo iyo Garowe.

Mudane Gorod ayaa hadalkiisan wuxuu kusoo Aadayaa iyadoo dhawaan Baraha Bulshada lagu faafiyey sawiro sheegayey inay istaagtay dhismaha wadda Gaalkacyo iyo Garowe taasoo uu ku tilmaamay waxba kama jiraan.

Halkaan ka dhegeyso codka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.