(Dhegeyso)-Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay shirgadaha Biyaha soo saara

0
334

Wasiirka Tamarta Biyaha soomaaliya Saalim Caliyow Ibrow oo maantay saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey waxyaabaha u qabsoomay wasaaradiisa.

Wasiirka ayaa sheegay in la sameeyey shuruuc badan oo dhanka biyaha ah waxaana uu sheegay in shuruucdaan ay ilaaliyanaan khayraadka Biyaha Soomaaliya maadaama ay yihiin hanti Ummadeed.

Wasiir Saalim Caliyow intaa ku daray in shirgadaha qoda ceelasha biyaha ay soo gudbiyaan macluumaadka la xariira ceelasha ay qodayaan waxaana uu intaa raaciyey inaan la qodi karin ceelal aan macluumaadkooda lahayn.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here