DEG DEG:-Wariye lagu xiray Magaalada Garoowe

0
266

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo kamid ah wariyayaasha ka howlgala Radio Daljir ayaa mudo afar maalmood ah ku xiran jeelka weyn ee magaalada Garoowe.

Cabdicasiis Xuseen Xasan oo ay wada dhasheen cabdixakiin ayaa ku xariga wariyaha ku tilmaamay mid aan sharciga waafaqsanayn.

Halkaan Hoose ka dhegeyso Waraysiga.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here