DEDG DEG(Dhegeyso)-Madaxweynaha Jubaland”Muranka xuduudka anaga nama quseeyo

0
564

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Markii ugu horeysay wax uu ka hadlay isqabqabsiga ka taagan xuduudka kenya iyo soomaaliya

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Xadka Soomaaliya uusan aheyn wax qaldami kara maadama labada dowladood ay leeyihiin Xaduud aad u dheer,isla markaana horay halka leyski heysto loo diray Gudi uu hogaaminayay Wasiirkii Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/Faarax Siciid Juxa.

Halka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa kusoo aadaya xili ay xiisad ka dhalatay xadgudubka Kenya ku samaysay xuduuda Kenya iyo Somaliya ee Baladxaawo.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here