(Dhegeyso)-Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo digniin Amni ka soo Saaray Khilaafka Golaha shacabka

0
389

Gudiga diafaca Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa siweyn waxa uu uga digayaa in uusan amniga dalka saameyn ku yeelan xiisada Siyaasadeed ee dalka ka taagan taas oo u dhaxeysa Xukuumadda iyo Golaha Shacabka.

Xiisadaas ayaa kala qeybisay Golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana gudiga difaaca Golaha Shacabka ay ka digayaan in ay amniga xiisadaas ka taagan dalka saameyn ku yeelato .

Xildhibaan Sadiiq Warfaa,oo ka mid ah Xubnaha Gudigaas oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in khilafaadka jira dhanka dastuurka lagu dhameyn doono,isla markaana uu rajeynayo in aysan hor-istaagi doonin howlgallada Amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan.

Halkaan ka dhegeyso codka.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here