DHEGAYSO-Shir Looga Hadlayey Arrimaha Xuquuqda Aadanaha Oo Garoowe Lagu Soo Afmeeray

0
53

Daladda Ururada aan dowliga ahayn ee Puntland ay ku midaysan yihiin ee PUNSA iyo xafiiska madaxa banaan ee u doodaha xuquuqda aadanaha Puntland ayaa magaalada Garoowe ku soo afmeeray shir looga hadlayey arrimaha xuquuqda aadanah Puntland.

Shirkaan oo soconayey muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadlayey tacadiyada iyo heerka uu gaarsiisan yahay xuquuqul insaanka Puntland, iyadoona lagu casuumey shaqsiyaad matalayey bulshada rayidka ah ee Puntland.

Siciid Cawad Guhaad, oo katirsan dalladda ururada aan dowliga ahayn ee Puntland ayaa warbaahinta u akhriyey warsaxaafadeed laga soo saaray shirkaasi.

DHEGAYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here