(Sawirro+Dhegeyso)-Faahfaahin caruur miino kula qaraxday Gaalkacyo oo xaaladooda laga dayrinayo

0
321

1 cunug ayaa ku geeriyooday 12 kalana waa ay ku dhinteen qarax ka dhacay xero barakacayaal oo ku taalada Magaalada Gaalkcayo.

Caruurtaan ayaa miinadu ku qaraxday xili ay ku cayaarayeen waxaana ay ku noolaayeen kaam lagu magacaabo salaama oo ku yaal waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Agaasimaha Isbitaalka guud ee Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in labo kamid ah caruurta ay xaaladoodu liidato islamarkaan qaliin lagu samayn doono.

Gobalka Mudug ayaa inta badan waxaa ku aasan haraaga hubka ay reebeen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay kuwaas oo aan cidna wax ka qaban.

Halkaan Hoose ka dhegeyso codka agaasimaha.

Puntlandonline.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here