Prof Jawaari oo codsi u diray Beesha Calamka iyo Waxa ay ugu jawabeen

Gudomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cisman Jawari ayaa codsi qoraal ah u diray Beesha caalam iyo Deeq bixiyayash .

Codsiga uu gudomiyuhu u diray Beesha Caalamka ayaa ahaa in cod bixinta mooshinka laga keenay ay ka dhacdo xaruntii sanad ka hor lagu doortay Madax weynaha haatan haya talada dalka Maxamed Cabdullahi Farmajo tas oo loo yaqaan Afisyooni.

Amaankeedana ay sugaan Ciidamada Midow Africa ee AMISOM oo hatan dalka u joogta hawlo amni.
Dhanka kale Beesha caalamka ayaa aqbashay codsiga Gudomiye Jawaari si loo dhowro dimuqradiyada ayna dhacdo codbixin xor ah isla markaana qarsodi ah .

Dhawaan ayey ahayd marki qayb ka mid ah Xildhibanada Barlamaanka Soomaaliya ay Mooshin ka keenen Gudomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari .

 

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.