Dhegeyso-Odayaasha iyo Waxgaradka Qardho oo baaq culus soo saaray

Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beelaha degan gobolka Karkaar ee Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa waxa ay go’aamo culus ka soo saareen xiisad u dhexaysa beelo walaalo ah oo dhowaan ka dhacday gobolka Karkaar.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.