(DAAWO)-Gabar yar oo kufsi wadareed loogu gaystay Garoowe

Koox dhalinyaro ah ayaa Magaalada Garoowe kufsi wadareed ugu gaystay gabar aad da,yar oo ka qaateen gurigeeda.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Faarax Galangooli ayaa sheegay in dhalinyaradii falkaas ka danbeeyey qaar kamid ah ay gacanta kusoo dhigeen.

Wuxuu intaa raaciyey in ay ku dabajoogaan dhalinyaradii kale ee baxsaday isagoo sheegay in sharciga marsiin doonaan.

Halkaan Ka Saawo Muuqaalka.

Puntlandonlne.net.

 


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.