(Dhegeyso)-Xaalada adag oo ka taagan Gobalka Mudug iyo dadka oo looga cabsi qabo……..

Deegaano hoos taga gobolka Mudug ee Puntland waxaa laga soo sheegayaa Xaalad abaareed oo baahsan ,dadka wax ku adkaatay inay helaan Biyo ku filan ,Halka u arooraan deegaano aad oga durugsan meelaha ay joogaan.

Waxaad aad u qaaliyoobay biyaha sida ay sheegeen dadka Xoolo dhaqada ahi, Odayaasha iyo Maamulka Tuulo Xabiibo oo hoostagta deegaanka Bacaadweyne ee Gobalka Mudug.

Halkaan ka dhegeyso codadka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.