DEG DE: Xiisad ka Taagan deegaanka Tukaraq iyo Banaanbaxyo ka dhacay

0
336

Dowladda Puntland ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixisay dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo saaka dab ku qabsaday meel u dhow xeebta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, cidda ay u rarnayd iyo khasaaraha kadhashay.

Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir ku-xigeenka wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka dowladda Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay dekedda Boosaaso ayaa shaaciyey in doonidaasi ay u rarnayd ganacsato reer Puntland, kana soo shiraacatay dalka Imaaraadka.

Halkaan ka dhegeyso codadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here