Dhageyso- Adan Madoobe ” Ma ahan in Jaawari uu Shir gudomiyo Shirarka soo socda”

Xildhiban Adan Madobe oo horey uso noqday gudomiyaha Barlamanka xiligi ku meelgaarka Hadana ka mid ah Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay uusan jawaari shir gudomin karin shirarka soo socda sida uu xeer hoosadku dhigayo waa sida uu sheegaye .

Xildhibaanka ayaa arintan ku sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay waxana uu arintaasi u sababeeyey mooshinka ka yaalo jawaari oo aan u ogolaan doonin inuu kulamada soo socdo shir gudoomiyo

Waxa kale uu tilmamay hadii lagu qanci wayo arintaas in lagu khaldamay sharciga .


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.