(Akhriso+Dhegeyso) Hay,adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Khilaafka Baarlamaanka

0
52

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, waxayna ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya.

Bayaanka Culimada ayaa loogu baaqay Baarlamaanka inay ixtiraamaan nidaamka iyo xeer hoosaadka ay dhigteen, isla markaana wixii khilaaf ku xalistaan si waafaqsan sharciga.

 Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka.

 

Halkaanka  ka dhegeyso codka.

Puntlandonline.net

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here