Kumanaan Suuriyaan ah oo ka cararay duulaamada cusub ee Ka socda Afrin iyo Ghouta

0
50

Illaa Konton kun oo ruux oo Suuriyaan ah ayaa ku barakacay dagaallo ama guluf co;aadeed oo looga horjeedo kooxaha mucaaradka ah ee ku sugan Woqooyiga iyo Koonfurta dalkaasi,sida ay xaqiijiyeen kooxo u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha.

Illaa 30,000 ayaa ka barakacay magaalada Woqooyiga  ah ee  Afrin ,iyadoo ciidamada Turkiga ay xoojinayaan go’doominta magaaladaasi.

Bariga gobolka Ghouta oo dhaca duleedka magaalada Dimishiq,waxaa ka ka cararay  20,000 ,halkaasi oo ay bartilmaameed ka dhigteen ciidamada dowladda Suriya.

400,000  ayaa la rumeysan yahay in ay dhinteen,kadib kolkii dalka Suuriya ay ka biowdeen kacdoonkii looga horjeeday Madaxweyne Bishaar Al-asad ee sanadkii 2011-kii

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here